Daawo:Falaqaynta Siyaasada iyo Barnaamijka Ardaaga

Waxaan Barnaamijka Ardaaga ee Muuqaal baahiyaha Jubbaland oo ah mid si gaar ah iyo Dad gaar ah loo xusho marti ku ahaa Garyaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” Waxaan lagu soo qaataay Barnaamijka Ardaaga Dib u eegista Dastuurka, Faah-faahinta qodobada la isku hayo, Arragtida Sharci ee Xariirka Faderalka iyo Maamul-gobaleedyada, wadashaqaynta Hay’adaha Faderalka iyo Maamul gobaleedka, isla xisaabtanka iyo habraaca Mooshinka iyo arrimo kale oo xasaasi ah.
Barnaamijka Ardaaga ee Kabaxay Telefishinka Jubaland waxaa daadihinaayey Saxafi Ahmed Mohamud Jama.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.