Muqtaar Roobow ooo Xabsiga loo Taxaabay

muqtar

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Amaanka Soomaliya iyo kuwa Amisom inay Xabsiga u taxaabeen Muqtaar Roobow oo ka yirsanaan jiray Kooxfa Argagixisada Shabaab.

Hawgalkaan Muqtaar Roobow lasoo Xiray ayaa waxuu socday waqti koobaan sida ay sheegayaan dad Goobjoogayaal ah.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.