Muuqaal:Doolow Wasiir amniga jubbaland iyo maamulka degmada oo kulan la qaatay WFP

JANA

Kulan ka dhacay Geedka Cambaha Hoostiisa ee Degmada Doolow ayaa waxuu udhaxeeyey Saraakiil Ka Socotay Qaar Ka mida ah Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan iyo Maamulka Degmada Dolow ayaa waxaa looga hadlay Xaalada nolosha Barakacayaasha iyo Mashaariic Hay’ada WFP kawaday Degmada Doolow ee gobolka Gedo kaas oo kusoo dhamaaday is afgarad.

1 Comment

  1. Gedo, maa Dooloow kaliyaa ayaa ku hartay Jubaland iyo Axmaq dhuxulle?

    asxaabta Gedo times, akhbaarta webka iyo waliba youtube channelkiina aad ayaa ugu xiranahay,adinkoo raalli ah ma yeeli kartaan in aad taariikheysaan akhbaarta webka? maxaa yeelay akhbaarta cusub iyo tii shaley lama kala garan karo, waa mahadsan tihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.