Daawo:Cabdiwali Gaas oo dabaqyo labo ah ka dhistay Nairobi

GAAS

Madaxwaynaha Waqtigiisa dhamaaday ee Maamul goboleedka Soomaliyeed Puntland Cabdiwali Gaas  ayaa waxuu lacagta Shacabka Puntland kadhistay Labo Dabaq oo kala duwan Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.
GAS
Labadaan Dabaq ee isku agyaala ayaa waxaa layiraahda IBGARO 1 and 2 PLAZE sida uu kusoo waramo Duqbilow Kaplow Faarax labadaan Dabaq waxaa laga dhisay lacagtii shacabka Puntland iyo dilaalkii Degkada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.