Daawo:Booliska Uk oo Xiray Nin somali ah oo ka boodayey Darbiga Barlamaanka Ingiriiska

nin

Booliska Ingiriiska gaar ahan kuwa Magaalada London ee Caasumada Ingiriiska ayaa Gacanta ku dhigay Nin soomaali ah oo doonayay inuu ka boodo Darbiga Xarunta Baarlamanka Ingiriiaka sid ay sheegeen laamaha aminga.

Ninkaan oo wali lashaacin Magaciisa iyo waxa ku kalifay inuu ayaa waxaa loo dhaahdhiciyey Xabsiga Waxaana socda baaritaan lagu wadaa falka ninkan oo loo malaynayo inuusan ahayn mid argagixiso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.