Daawo:Xildhibaanad India ku xanuunsan oo sheegtay in lagu been abuurtay

xaawo

Xildhibaan Abukaato Xaawo Maxamed Aadan oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya oo kuxanuunsan dalka India ayaa sheegtay inay ku been abuurteen Xildhibaanada Sheegay inay mooshin ka keenen Madaxwayanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.