Daawo:Taliyaha Indhaqarshe oo Amray In latoogto Shabab Meeshii lagu arko

indho

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliya General Daahir Adan Cilmi ayaa Maanta go’aamiyay in xilligaan wixii ka dambeeyay aan xabsiga la geyn doonin Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee la qabto.
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa sheegay in dhowr mar Al-Shabaab farriimo iyo digniino isugu dareen,hayeeshee ay ka biyo diideen.
Waxa uu sheegay in hadda wixii ka dambeeya aan la ogolaan doonin in Nin ka tirsan Shabaab uu qof dilo ama dhaawacp kadibna Xabsi la geeyo,hayeeshee goobtii lagu karo lagu dilo doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.