Daawo:Maxkamada Degmada Caabudwaaq oo qaaday Dacwada eedaysanayaal dil u gaystay askari

Waxaa Maxkamadda sharecada islaamka ee Degmada Caabudwaaq, kafurmay Qaadidda Dacwadda labo Eedaysanayaal oo loo haysto dilkii Marxuun ilyaas Cabdiariin Aadan oo 11/10/2018 ku geeriyooday Rasaas ay is waydaarsadeen ciidamo ka wada tirsan Ciidamada Xasilinta Degmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.