Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

No Image

Daawo:Beelaha Daga Jubaland oo Axmed Madoobe ugu Baaqay Inuu Aqbalo Casumaadii Madaxweynaha Farmaajo

2nd November 2018 admin 0

Beesha Xasan Gaalshireedle oo kamida Beelaha Daga Jubbaland ayaa waxay ugu Baaqeen Axmed Madoobe iyo Ku xigeenkiisa Maxamuud Sayid inay Aqbalaan Casumaadii Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya […]

No Image

Muuqaal:Xildhibaan Canab oo amantay Shacabka Muqdisho

2nd November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Taliyaha Nabadsugida Soomaliya ayaa amaanay Ciidamada Sirdoonka Qaranka

2nd November 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Soomaliyeed Bashir Mohamed Jamac “Bashiir Goobe” ayaa waxaa uu amaan usoo Jeediyey Ciidamada Sirdoonka qaranka Soomaliyeed iasagoo ku amanay shaqada shaqada ay […]

No Image

Daawo:Iskuulka Tayo oo laga dhagax Dhigay Magaalada Kismaayo

2nd November 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa la dhagax dhigay dhismaha cusub dugsiga hoose dhexe sare ee TAYO waxaana dhismaha […]

yariisow

Daawo:Gudoomiye Yariisow oo fariin adag u diray Dadka warxumatashiilka ah

2nd November 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Fariin adag u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku sugan Magaaladda Muqdisho

mustafe

Dhagesyo:Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa gudi usaaray Dil ka dhacay JigJiga

2nd November 2018 admin 0

Madaxweynaha maamulka Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar “Cagjar” ayaa sheegay inuu guddi baara u saaray sababta dhalisay rabshadihii ay dadka ku dhinteen […]

dulyar

Daawo:Wariye Dulyar oo kabaha Kula tuntay Jamaal iyo BBC kadib markay aflagaadeeyeen Wariyaasha Somaliyeed

2nd November 2018 admin 0

Barmaamijka Dooda BBCda oo looga hadlaayey Soomaaliya oo ka gashay kaalmaha hore dilka loogaysto wariyayaasha ayaa waxaa marti ku ahaa Wariye Jamaal Muxumed cusmaan iyo […]

ggeele

Daawo:Masuuliyiinta dalka Jabuuti Oo faahfaahin ka bixiyay warbixin Baanka Adduunku soo saaray

2nd November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Beesha Galmaax oo kulan Mahiim ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho

2nd November 2018 admin 0

Beesha Galmaax Yoonis oo kamida Beelaha Soomaliyeed ayaa kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga arinsadeen arimo la xiriira aayaha Beeshaas, waxaana kualankaas […]

dagaal

Baaq Nabadeed oo loo diray dadka walalaha ee wada dega Degmada Dhanan ee Dalka Ethiopia

2nd November 2018 admin 0
baladxaawo

Baladxaawo:Fadlan kasoo qayb Gala Furitaanka Naadiga Akhriska iyo qoraalka oo ka dhacaysa Baladxaawo

2nd November 2018 admin 0

Xafladda Daah-furka Naadiga akhriska iyo qoraalka Gobalka Gedo fariicsa Baalad-xaawo oo Maanta tariiqdu tahay 02/11/2018 ka qabsoomi doonto Dagmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana dhawaan […]

No Image

Daawo:Madaxwayne farmaajo oo Digniin udiray Madaxda maamul Goboleedyada

1st November 2018 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullaahi Mohamed farmaajo ayaa Khudbad Qiima badan oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa waxuu ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Sudan, waxana […]

No Image

Daawo:Shiiq Shaakir iyo Xaaf oo dhuusamareeb kaga dhawaaqay inuusan qilaaf Jirin

1st November 2018 admin 0

Kulan ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug oo looga hadlaayey Horumarka Deegaanada Galmudug ayaa waxay Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ee dhawaan Xildhibaanada Galmudug ee […]

gaas

Daawo:Saraakiisha Ciidanka Puntland oo ka soo horjeestay Gaas

1st November 2018 admin 0

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxay kaspoo horjeesteen Saraakiil uu Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas Xilka ka qaaday, saraakiishaan Ciidamada Puntland ayaa waxay diginin u direen Gaas […]

No Image

Daawo:Ra’iisal wasaaraha JFS oo booqday xarunta wasaaradda Qorsheynta Dalka

1st November 2018 admin 0

Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu booqday xarunta wasaaradda Qorsheynta Dalka, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Soomalioya iyo shaqaalaha kala duwan ee […]

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes