Daawo:Beesha Galmaax oo kulan Mahiim ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho

Beesha Galmaax Yoonis oo kamida Beelaha Soomaliyeed ayaa kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga arinsadeen arimo la xiriira aayaha Beeshaas, waxaana kualankaas kasoo qayb galay Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.