Daawo:Saraakiisha Ciidanka Puntland oo ka soo horjeestay Gaas

gaas

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxay kaspoo horjeesteen Saraakiil uu Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas Xilka ka qaaday, saraakiishaan Ciidamada Puntland ayaa waxay diginin u direen Gaas waxayna sheegen inay sharci ku kala baxaayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.