Daawo:Ra’iisal wasaaraha JFS oo booqday xarunta wasaaradda Qorsheynta Dalka

Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu booqday xarunta wasaaradda Qorsheynta Dalka, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Soomalioya iyo shaqaalaha kala duwan ee wasrada qorshaynta, Ra’iisalwasaare Khayre ayaa bogaadiyey howlaha shaqo ee ka socda wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.