Maamulka iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb-qaatay Ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka.

Maamulka iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan oo dib loogu dhisayo Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka oo ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.