Daawo:Ra’iisalwasaare ku xigeenka Somaliya oo Warbixiyey Shirki Madaxada Afrika ee kadhacay Itoobiya

gulled

Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaliya Mahdi Guuleed ayaa sheegay inuu guul ku dhamaaday Shirkii Madaxeedka Midawga Afrika uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo looga hadlay dib-u-habaynta hay’adaha Midawga Afrika, dib-u-habaynta guddiyada midawga, hay’adda horumarinta midawga Afrika (AUDA) iyo dhaqaalaha lagu socodsiiyo shaqooyinka midawga Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.