dhageyso:Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Jigjiga kaga arrinsaday colaadda Mooyaale,

mustafe

Magaalada Mooyaale waxaa ka socda dagaallo ay dhiig badan ku daateen. Sida ay dadka deegaanka iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamullada labada deegaan ee Soomaalida iyo Oroamada ay sheegayaan, dagaalkaan ku dhex maray magaalada Mooyaale labada qowmiyadeed waxaa ku dhintay 19 qof 102 kalana waa ay ku dhaawacmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.