Daawo:Xildhibaana Cabdi shire oo ka hadlay Ansixintii Xeerka Mushaarka Ciidamada ,Cafimaadka iyo Duqbilow

Xildhibaan Cabdi shire Jaamac oo kamida Xildhibaanada Dowlada Fedraalka Soomaliya ayaa mar uu kusugnaa Xafladii looga hadlaayey Mustaqbalka Geeska Afrika ayaa waxuu Marka Hore kawarbixiyey Ansixintii barlamaanka Soomaliya ay ansixiyeen labo xeer oo aad mahiim u ahaa oo kala ahaa Mushaarka Ciidamada Soomaliya oo dowlada Soomaliya ay gabtay iyo xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka.

Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxaa kaloo ka hadlay heshiiska sadex geesoodka ee dhexmaray dalalka geeska ah Afirka oo mudo colaado ka socdeen waxuuna Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ugu hambalyeeyey sida uu u hogaaminaayo Madaxda Geeska afrika, heshiisyada lagalaayana waa in lahorgeeyaa Barlamaanka iyo golaha wasiirada Soomaliya.

Ugu dambayntii Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu ku baaqay in lasoo Dhaweeyo Duqbilow Kablow Faarax walalkiis Macow kii yaraa Bishiir balaa Mataanaha Xasan Garow Saxiibkiis.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.