Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Gedo Waa qalad in Axmed madoobe lagu Bananbaxo ama Laga horyimaado

Iyadoo Bananbaxyo balaraan shalay ka dhaceen Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo kas oo looga soo horjeeday imaashaha Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe Magaalada Garbahaaray ayna ka qayb qaateen bananbaxaas Masuuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland iyo qabaha kala duwan ee Bulshada Garbahaaray.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo kusagan Magalada Garbahaaray oo bananbixii waynaa ee Axmed Madoobe looga soo horjeeday ka dhacay ayaa waxuu si kulul uga Horyimid Bananbaxaas asagoo sheegay inay qalad ahayd bananbaxaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.