Dagaal Beleedyo kasocda Gobolkq Galgadud iyo dad kudhintay

dagaal

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaliya ayaa waxay sheegayaan inuu dagaal ka qarxay deegaanada u dhaxeeya Balanbal iyo Guriceel

Dagaalkaan ayaa waxuu u dhaxeeyaa dadka Xoola dhaqata ah ee ku nool deeganadaas, Dagaalkaan ayaa waxuu sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegayan dad ka ag dhow goobta dagaalka ka socdo.

Wararkeena dambw kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.