Daawo:Bananbax looga soo horjeedo imaatinka axmed madoobe kana qayb qaateen maamulka Jubaland ayaa kadhacay Garbaaharay

madoobe

Bananbax ay ka qayb qaateen qaar katirsan Madaxda Jubaland looga soo horjeedo imaatinka Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madobee ayaa kadhacay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo, Bananbaxaan ayaa waxaa ka qayb qaatay boqolaal qof oo kamida Bulshada Garbahaaray waxayna socod ku tageen Garoonka Diyaaradaha Magalada Garbahaaray ayakoo kudhawaaqaya hadalo lidku ah Madaxada ugu sareeysa Jubbaland.

Madaxda iyo Bulshada Garbaaharay ayaa sheegay inaysan yeelayn in axmed madoobe garoonka kasoo dago waxuuna xiririka ujaray Dwolada soomaliya anakuna xirirkaan ujaray Dowlada

Banaan baxaan iyo kuwa kale oo badan oo ka horeeyey aya waxay ka dhaceen Deegaanada Jubbaland waxaana looga soo horjeeday Madaxdada ugu sareysa Jubbaland kuwaas oo ku fashilmay Hogaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.