Daawo:Xildhibaano ka tirsan Ismaamulka Wajeer Kenya ayaa soo gaaray Magaalada Kismaayo.

Xildhibaanadan oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ismaamulka wajeer ee dalka kenya Ayaa Soo gaadhay magaalada Kismaayo Waxaana Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish iyo Masuuliyiin kale oo ka Socday dowlad Goboleeedka Jubbaland iyo Odayaasha dhaqanka.

Xildhibanada ayaa waxaa loo gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Jubbaland halkaas oo kulan kula qaateen Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe lamana sheegin waxa uu kusoo dhamaaday kulankaas. dhexmaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.