Daawo: Kulan lagu mideenayay Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho.

batuulo

Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaliya waxaa ka dhacay kulan Balaaraan oo ay yeesheen haween waynaha Soomaliyeed kaas lagu midaynayey qilaaf soo kala dhex galay Ururuka Haweenka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.