Top News:Madaxwayne Shariif Xasan oo codsaday inla Sagoontiyo kadib Culays kaga uimid Bulshada Koonfur Galbeed

shari

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa waxay Sheegayaan in Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ee waqtigiisa dhamaaday Shariif Xasan ayaa waxuu Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo Barlamaanka Koonfur Galbeed ka codsaday inay sagootin usameeyaan.

Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa soo food saaryay Culays wayn oo kaga imaanaya Xildhibaanada, Musharaxiinta Koonfur Galbeed iyo Dowlada Federaaalka ah ee Soomaliya.

Shariif Xasan oo ah nin gal gal badan ayaa waxaa filayaa inuu ka taanasulo Kursiga Madaxwaynaha Koongur Galbeed badalkeedana Qaata Lacag walow aysan cadayn cida bixinaysa Lacagtaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.