Daawo:Aqalka Sarre oo IGAD waydiistay inay soo faragaliso qilaafka Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

aqalka sare

Gudoonka Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa Madaxda Urur Goboleedka IGAD kala hadlay sidii ay usoo faragalin lahaayeen Qilaafka u dhaxeeya Dowlada Soomaliya iyo Mamul goboleedyada, Aqalka Sarre ee Soomaliya ayaa Maalmihii dambe waxaa la arkaayey ayakoo ka shaqeynaya danta Madaxda Maamul Goboleedyada waxayna ka horyimaadeen Midnimada iyo wadajirka Shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.