Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dugsiga Sare ee Jabuuti oo kamid Iskuulladii ay dawladdu la wareegtay

3rd October 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga sare ee Jabuuti oo kamid ah iskuulladii dhawaan ay dawladdu la wareegtay, […]

liiban

Waxgarad Ka tacsiyadeeyey allaha Unaxariisto Liibaan Cabdi Cilmi Gidir oo ku geeriyootay Dalka Maraykanka

3rd October 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn dadkaan hoos ku qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee […]

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland ayaa u dhoofay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

3rd October 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu safar shaqo ugu anba-baxay magaalda Nairobi ee Dalka Kenya, Madaxweynaha Dowladda Puntland Safarkiisa […]

liiban

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Liibaan Cabdi Cilmi Gidir

3rd October 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdi shire Dowlada Uma Gurman shacabkii Iska Caabiyey shabab

3rd October 2018 admin 0

XildhibaanCabdi shire Jaamac oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul waxa uu uga hadlay dagaal Shacab is aruursaday iyo Shabab ku […]

No Image

Daawo:Kulankii Muuse biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Fashil ku dhamaaday

3rd October 2018 admin 0
No Image

Madaxweynah Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Ciraaq

3rd October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dalka Ciraaq Barham Saalah. Mudane, Farmaajo ayaa u […]

turkiga

Daawo:Safiirka Turkiga ayaa Haweenka ku Xiran Xabsiga Dhexe Gaarsiiyey qalab Waxbarasho

3rd October 2018 admin 0
indho

Daawo:Taliska Xoogga Dalka ayaa ka Digay in Dhulkii Ciidanka Xoogga laga iibiyo dad Shacab ah

3rd October 2018 admin 0

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaala oo uu Ciidanku lahaa balse […]

No Image

Cabudwaaq: Qoysas Ka Soo Barakacay Dawllad Degaanka Somalida Ayaa Gaaray

2nd October 2018 admin 0

Qoysas ka soo barakacay gobalka #Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq oo ay haysato Xaalad Bini’aadnimo Xaaladda haysata ayaa ah […]

safarad

Musuqmaasuqa xad dhaafka ah ee kajira safaaradaha Soomaaliya!

2nd October 2018 admin 0

Hordhac/Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristoow safaaradaha Soomaaliya waxbadanoo kamid ah musuqmaasuqa […]

Stadium

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay Garoonka Stadium Muqdisho

2nd October 2018 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha ee […]

kufi

Daawo:Bananbax Lagaga Soo Horjeedo Kufsi Ka Dhacay Cali Sabiix Ee Dalka Djibouti

2nd October 2018 admin 0

Magaalada Cali Sabiix ee dalka Jabuuti ayaa waxaa ka dhacay Bananbax looga soo Horjeedo kufsi loo gaystay Mahado Daahir oo Maydkeeda laga Duleedka Magalada Cali […]

mahadi

Daawo:Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Somaliya oo la soo wareegay Warqada diiwaan gelinta Xisbiga Nabad iyo Nolol

2nd October 2018 admin 0

Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxuu la wareegay warqada diiwaan gelinta Xisbiga Nabad iyo Nolol kaas oo dhawaan lagu dhawaaqayo, […]

xafsade

Daawo:Bulshada Cadaado oo loogu baaqay inay iska Difaacaan dulaanka Xaaf

2nd October 2018 admin 0

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduu ayaa waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen golaha Deegaanka iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado kaas oo looga hadlay Waraaq uu qoray […]

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes