Daawo:Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Somaliya oo la soo wareegay Warqada diiwaan gelinta Xisbiga Nabad iyo Nolol

mahadi

Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxuu la wareegay warqada diiwaan gelinta Xisbiga Nabad iyo Nolol kaas oo dhawaan lagu dhawaaqayo, xisbigaan nabad iyo nolol ayaa waxaa kamid noqon doono bulsho aad u tira badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.