Daawo:Taliska Xoogga Dalka ayaa ka Digay in Dhulkii Ciidanka Xoogga laga iibiyo dad Shacab ah

indho

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaala oo uu Ciidanku lahaa balse dad Shacba ah ay Gacanta ku hayaan isla markaana dowladda ay dayactir iyo dib u dhis ku sameysneyso, Waxaana uu ka digay in dhulkaas la iibsado isla markaana la aqbaleyn in dhulkii ciidanka ay dad Shacab ah iibsadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.