Cabudwaaq: Qoysas Ka Soo Barakacay Dawllad Degaanka Somalida Ayaa Gaaray

Qoysas ka soo barakacay gobalka #Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq oo ay haysato Xaalad Bini’aadnimo
Xaaladda haysata ayaa ah
1-Qaarkood ilmahoodii iyo Xaasaskii waxay uga soo tageen Magaaladda Jig-jiga oo ay awal Naf miciin ku soo gaareen waxaana Ragga Caruurtii iyo Xaasaskii ka soo tagay ay inoo sheegeen in iyagu ay Xawilaad gawaari ku soo raaceen rajadooduna ay ahayd markii ay Caabudwaaq soo gaaraan in wixii lagu caawiyo oo ay islaamka ka helaan Caruurta iyo Dumarka ay ku soo rartaan
2- Mahaystaan meel ay ka galaan Dhibicda Roobka xili laguda galay Roobkii Deyrta Kudhawaad 50 Qoys ee hadda jooga Kaamka Mahad Alle
3-Waxaa isku xilqaamay oo meel ay Gabaad ka dhigtaan iyo Raashin aan badneen siiyay Dadkii awal Barakac ku ahaa Kaamka ay dul dageen waxaana hadda ay noqotay xaaladoodi kuwo isku cakiran
Mahadsanidiin Haddii aad jeceshahay in aad caawiso kala xiriir #Tel: 00252613435995

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.