Daawo:Caabudwaaq oo noqotay magaalada ganacsiga dalalka itoobiya iyo somaaliya

rashin

Magalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay noqotay magaalada ganacsiga Ka imaaniya dalka Itoobiya iyo somaaliya lagu kala wareejiyo ayadoona ganacsatda iyo gadiid leyda labada dal ee caabudwaq wax ku kala warejiyaa.

Ganacsatada ayaa waxay aad u amaaneen amaanka kajira Mgaalada Caabudwaaq waana tan keentay Gadiid badan oo kayimid Itoobiya iyo qaybaha kale ee Soomaliya ay Maciishada ku kala wareejiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.