![maamul maamul](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/10/FB_IMG_1540028006152.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Dowlada Soomaliya ayaa waxay ka jawaabtay Dalabkii Aqalka Sarre Soomaliya iyo qaar kamida Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya , Qoraal kasoo Baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowlada soomaliya Mar kale Diyaar u tahay in ay la Fadhiisato Madaxda Dowlad Goboleedyada Si Loo dhameeyo Qilaafka u dheexaya Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda Dhexe.
Leave a Reply