Daawo:shacabka Degmada Luuq oo ka horyimid hadal kasoo yeeray Gudoomiye Yariisow

yariisow

Shacabka ku Nool Degmada Luuq ayaa aragtiyo kala Duwan ka Bixiyay Hadalkii ka soo yeeray Gudomiyaha Gobalka Banaadir oo ahaa inaan Bajaaj Dekaada muqdisho laga soo dajin karintaas oo bulshada Luuq ka caraysiiyey madaama ay aad u isticmaalaan Bajaajka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.