Video+Sawiro:Luuq Kulan Baraarujin caafimaad ah ayaa lagu qabtay

luuq

kulan baraarujun caafimad ah ayaa loo qabtay bulshada qeybaheed kala duwan isla markana ay bulashada ay u soo bandigayen dhaqatiirta isbitalka Al Mubaarag wax qabadka uu sameyay isbitalka mudadii Halka sano uu furana adeegyada caafimad ay u qabteen dhamaan deegaanada hosyimado degmada luuq ee gobolka Gedo.
ABDINOOR SHIKIR

luuq

luuq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.