Maamulka Hirshabeele ayaa eed Dusha uga tuuray Maamul Goboleedyada

Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa eedeyn loogu jeediyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, Qoraalka ayaa lagu sheegay in Warkasta oo ka soo baxa Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu yahay sharcidarro,isla markaana qeyb ka heyn Maamulka Hir-Shabeelle.
hirshsane

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.