Muuqaal:Wasiir Khadiija Diiriye oo ka sheekeeysay Taariikhda Calanka Soomaaliyeed 12-ka Octoober

khaadija

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo Khudbad ka jeedineysay Munaasabadda Maalinta Calanka ayaa sheegtay in Maalintaan ay tahay tii ugu horeysay e si wanaagsan loo xuso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.