Sawiro:Xildhibaan Cabdi Shire iyo Xildhibaano kale oo kaqayb galay Maalinta Camoolayaasha

cabdishire

Munaasabadaaan oo lagu maamuusayey maalinta araga aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay wasiiro, xildhibaano uu kamida yahay Xildhibaan Cabdi Shire ciyaal jecel, xildhibaan Mustafe dhuxulow Ambasador Awliya iyo maaamulka iskuulka ardayda araga la ee al-basiir oo xafladaan soo qaban qaabiyey.

Ujeedka Munasabadaan ayaa ahayd sidii loogu dabaal dagi lahaa maalinta indhoolayaasha waxaana looga hadlay sidii loo garab istaagi laha dadka araga la iyadoo wax laga qabanayo baahiyaha ay qaban dadka indhaha la ee Soomaliyeed.

cabdishire

cabdishire

cabdishire

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.