
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo goobjoog Maanta ka ah Kulanka golaha Shacabka ayaa waxa uu Shacabka ku hadla Afka Maayga raalli-gelin ka siiyay dhacdadii Isniintii ee kulanka Baarlamaanka.
Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xildhibaanada hortooda ka sheegay in uu raali-gelin ka bixinaayo hadalkaas.
Leave a Reply