Ciidamada iskood isu xilqaamay loona yaqaano Macawislay oo dagaal kula jiray kooxda Argagixisada Alshabab ayaa waxay dowlada Soomaliyeed iyo Maamulka Hirshabeele waxay ka codsadeen in lagala qayb qaato dagaalka ay kula Jiraan Alshabab.
Ciidamada lamagacbaxay Macawislay ayaa ahaa Dad iskood isu abaabulay kadib Markii Xoolahoodii iyo Awlaadoodii ay Al-Shabab Xoog ku kaxaysteen waana tan kaliftay in dagaal xoog badan ayaka iyo Alshabab ku dhex maro deegaanada Aadan Yabaal, Cadalle iyo Deegano hoos taga Gobolka Shabeelada Dhexe.
Leave a Reply