Maqal iyo Muuqaal:Xaaf oo Niyadjab kala soo noqday Nairobi

xafsade

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo socdaal gaaban ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib ugu soo laabtay Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaay niyad Jab kala soo kulmeen Socdaalkii uu ku tageen Magaalada Nairobi taas oo kulan la qaateen Safaradaha Beesha caalamka kaas oo kudhamaaday fashil.

Madaxda maamul Goboledyada ayaa waxay ka fakarayaan inay shir ku qabsadaan Xarunta Maamul goboleedyada Soomaliyeed ee Puntland ee Garoowe shirkaas oo aan wali laxqiiji inuu dhacayo iyo in kale sababo la xariira kala daadsanaatna iyo culayska saran Madaxda maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.