Mooshinkii laga keenay madaxwaynaha Hirshabeele oo laga laabtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa waxa uu ku dhawaaqay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinki laga keenay Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.