Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo oo Kabaha la dul marey Siyaasiyiinta Danleyda ah

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay kulan looga hadlayay Hormarinta Waxbarasha Dalka ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda islamarkaana ay ka been sheegayaan marxalada xiligan ka jirta dalka.

MadxaFarmaajo ayaa sheegay in siyaasiyiinta ay mar walba ku cel celiyaan waxyaabo ay ku niyad jebinayaan dadka Soomaaliyeed,,isla markaana ay beentii xalaal ka dhigeen ugu damabayntii Madaxweynaha soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in beesha caalamka loo sheego in amaanka aan la isku haleyn Karin, taasi ayuu sheegay in marnaba aysan raali ka noqon doonin, isagoona Sheegay in siyaasiyiinta xanaaqsan ay hadalo calaacal ah ay ku hadlayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.