![ceelwaak ceelwaaq](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/09/ceelwaak.jpg?resize=500%2C381&ssl=1)
Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay qarax xoogan kaas oo ka dhacay meel maqaayad ah oo shaaha laga cabo, waxaana maqaayada uu qaraxa ka dhacay ay u dhowdahay saldhig booliska ee Degmada Ceelwaaq.
Qaraxaan ayaa sababay Qasaaro Inta la xaqiijiyey 7 qof ayaa dhawaac kasoo Gaaray qaraxaan ka dhacay maanta degmada ceelwaaq ee Gobalka Gedo.
Wararkeena dambe kala socda Warar dheerad ah oo laxriira qaraxaas ka dhacay Degmada Ceelwaaq
Leave a Reply