Xildhibaanada Beesha Sade oo Kulan aan Caadi ahayn ku yeesha Kismaayo

Magaalada Kismaayo Xarunta ku meel gaarka ee maamulka jubbaland waxaa maata ka dhacay kulan ay yeesheen xildhibaanada Beesha Sade ee katirsan Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxuu ajandihiisa ahaa is cafin Xildhibaanada dhexdooda ah iyo iska wareysi Kusaabsan isabadalada ka socda degaanada Jubbaland.

Xildhibanada Beesha Sade ee ka tirsan Barlamanka Jubbaland ayaa waxay isku raaceen inay kala fikrad duwanaashaha meel iska dhigaan una soo jeestaan sidi ay wax uga qaban lahaayeen baahiyaha kajira deegaanada ay matalaan.

Ugu dambayntii aya waxay xildhibanada ku balameen inay dib u kulmaan oo shir kan ka balaaran ku qabsadaan magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.