Daawo:Gudoomiyihii Barlamanka Galmudug oo sid iidran Cadaado looguso dhaweeyey

gacal

Gudoomiyihii Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casayr ayaa waxuu soo gaaray Magaalada Cadaado halkaas oo sidiiranCadaado looguso dhaweeyey, waxaana soo dhaweeyey tiisa ka qayb qaatay Xildhibaanada barlamaanka Galmudug iyo Bulshada Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.