Akhriso:Aqalka Sarre oo Magacaabay Gudi Soo Baara Qilaafka Dowlada iyo Dowlad goboleedyada

aqalka sare

Tix. GAS/B-10/09/18 Kalfadhiga 3aad
GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQALKA SARE
MARKUU ARKAY:
Go’aanka Guddiga Joogtada ah ee 12/09/2018 kuna saabsanaa in loo magacaabo Dowlad Goboleed kasta guddi soo baara una kuurgala xaaladda siyaasadeed, amni, nololeed, bulsho, iyo arrimaha federaalka ee ka jira Dowlad Goboleedyada; si loo ogaado xaqiqada dhabta ah ee ka jirta Dowlad Goboledyada isla markaasna xal loogu heli lahaa xaaladda hadda taagan.
MARKUU ARKAY:
Qod.61aad (3) iyo Qod.71aad ee Dastuurka Qaranka oo xeerinaya in Golaha Aqalka Sare uu metelo danaha Dowlad Goboleedyada.
MARKUU ARKAY:
Qod.7aad ee Xeer Hoosaadka 00 dhigaya xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Qod.61aad (4) ce Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare 00 u Oggolaanaya Guddoomiyaha in uu magacaabi karo guddiyo gaar ah.
MARKUU LA TASHADAY:
Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Aqaika Sare.
WUXUU GUDDOONSADAY QODOBBADA SOO SOCDO:
Qod.1aad
Magacaabid Guddiyo Gaar ah Wuxuu u magacaabayaa mudaneyaasha hoos ku qoran guddiyo gaar ah oo safar shaqo ku tegi doono Dowlo Goboleedyada iyaga oo fulinaya howlaha soo socdo:
Dowlo Goboleedka Puntland:
1. Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) “Guddoomiye”
2. Sen. Maxamed Cusmaan Faarex
3. Sen. Maxamuud Axoned Maxamuud (mashruuc)
4. Sen. Siciido Kasan Cusmaan

5. Sen. Xuseen Sheekh Maxamuud

6. Sen. Cusmaan Axmed Macow
7. Sen. Ilyaas Cali Xassan 8. Sen. Bootaan Barre Samatar
9. Sen. Bilaal idiris Cabdulaahi
10. Sen. Farxaan Cali Xuseen
Howl-wadeeno:
> Maxamed Xassan Muuse
► Saabiriin Xassan Geeseey
Dowlo Goboleedka Galmudug:
1. Sen. Cabdi Xasan Cawaale (Qayb-diid) “Guddoomiye”

2. Sen. Jawahir Axmed Cilmi
3. Sen. Yuusuf Geele ugaas
4. Sen. Deeqa Xasan Xuseen 5. Sen. Mustaf Maxamed Qodax 6. Sen. Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan 7. Sen. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere 8. Sen. Abukar Axmed Xaashi 9. Sen. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar
Howl-wadeeno:
> Cabdisamad Cabdinuur Maxamed
> Cabdinaasir Ibraahim Guuleed
Dowlo Goboleedka Hirshabeelle:
1. Sen. Maxamed Xuseen Raage “Guddoomiye”

2. Sen. Cabdirisaaq Axmed Cali

3. Sen. Muuse Suudi Yalaxow
4. Sen. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)
5. Sen. Sam-sam Daahir Maxamuud
6. Sen. Naciimo ibraahim Yuusuf
7. Sen. Ayuub Ismaaciil Yuusuf

8. Sen. Shukri Adam Maxamed

9. Sen. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Howl-wadeeno:
> Cabdixamiid Abuubakar Cabdi wali
> Maxamed shariif Maxamed
Dowlo Goboleedka Koonfur Galbeed:
1. Sen. Cabdulaahi Cabdi Garuun “Guddoomiye”

2. Sen. Xuseen Xaaji Cali Cabdalla
Sen. Samsam ibraahim Cali
Sen. Nuura faarax Jaamac
Sen. Mahdi Daahir Shekh Nuur

Sen. Axmed Macalin Cumar Axmed (nadir)
7. Sen. Hodan Maxamuud Cusmaan

8. Sen. Faadumo Xasan Aaden Gariyow

9. Sen. Cabdi Axmed Dhuxulow

10. Sen. Cabdirisaaq Cusmaan Xasan (Jurile)
Howl-wadeeno:
> Ismahaan Fu’aad Xassan
→ Maxamed Cabdullaahi Rooble

Dowlo Goboleedka Jubaland:
1. Sen. Axmed Xaashi Maxamuud “Guddoomiye”

2. Sen. Cabdulaahi Sheekh ismaaciil (Fartaag)

3. Sen. Axmed Cabdixafiid Maxamed (bulsho)

4. Sen. Iftiin Xasan ilmaan (Baasto)
5. Sen. Xasan Faarax Xujaale

6. Sen. Muna Cumar Xasan

7. Sen. Muxiyadiin Sheekh Cali Jaamac

8. Sen. Cabdikariim Maxamed Xasan

9. Sen. Adam Cabdi Aadam

10. Sen. Siciid Cabdi Xuseen
Howl-wadeeno:
► Xoghyahaye Cali Maxamed Jaamac > Anisa Xuseen Maxamed
Xilka Guddiga
Guddiyada sare ku magacaaban wuxuu mid kasta u xilsaaran yahay arrimaha soo socdo:
1. U kuur-gelidda xaaladda siyaasadeed, amni, nololeed, bulsho, iyo arrimaha
federaalka ee ka jira Dowlad Goboleedka. 2. La kulanka Madaxweynayaasha Dowlo Goboleedyada iyaga oo ka wareysanaya
arrimaha taagan. 3. La kulanka Madaxda Laanta Xeer Dejinta ee Dowlo Goboleedyada iyaga oo ka
wareysanaya arrimaha taagan. 4. La kulanka qeybaha kala gedisan ce Bulshada Dowlad Goboleedka, sidda
Isimmada, culimada, dhalinyarada, iyo haweenka iyaga oo mar kasta la socod
siinaayo kulamadaas madaxda laanta fulinta. 5. Soo uruurinta xog sugan oo wax ku ool ah oo ka turjumeysa xaqiqada dhabta
ah ee ka jirta Dowlad Goboleedka. 6. In guddi kasta warbixin qoraal ah oo dhammeystiran u soo gudbiyaan Guddiga
Joogtada ee Aqalka Sare oo u gudbin doono Fadhiga Guud ee Aqalka Sare.
Qod.zaad Muddada Xil Heynta Guddiga
ta
Guddi kasta wuxuu ku sugnaanayaa Dowlad Goboleedka loo diray muddo shan cisho ah isla markaasna wuxuu ku soo gudbinayaa warbixintiisa muddo 10 cisho ah.
Qod. 4aad
Gacan Siin Farsamo
Xoghayaha Guud ee Golaha Aqalka Sare waxaa la farayaa in uu gacan buuxda ka siiyo Guddiyada dhammaan arrimaha farsamo ee aan looga maarmeynin xil-gudashada Guddi kasta.

Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi THE UPPER I Guddoomiyaha Aqalka Sare 
KMO, Degmada Shibis, Benaadir- Muqdisho-Soomaaliya
Landline: +252 6143620 – Mobile: +252 615519350 Email: Speaker@Senate.gov.so – Fdarbaal1@gmail.com
www.senate.gov.so

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.