Xarunta Degmada Hodan oo Shabab Weerareen

qarax

Xarunta degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa qarax Gaari laga soo Buuxshay goordhow lagu weeraray.

Qaraxa ayaa la soo sheegaya inuu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,inkastoo ilaa iyo hada aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheerad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.