Daawo:Argagixisada Alshabab oo Masajid Kale weerartay

qarax

Kooxda Argagixisada Shabab ayaa Qarax loo adeegsaday Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir.

Qaraxaan ayaa bur buriyey Xarunta Maamulka degmada Hodan waxana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.