Sawiro:Garbahaaray Dr Axmed Ducaale ayaa Soo dhawayn iyo Duco loogu qabtay

ducaale

#Dr:#Ahmed #Farah #Duale
Magaalada Garbaaharay waxaa Shalay soo gaaray Dr Axmed Farah Ducaale oo kamid aqoon yahada Soomaliyeed ayaa waxaa maanta xaflad Soo dhawayn, Mahadcelin iyo Duco ka kooban loogu qabtay Hoolka Dugsiga Sare ee Al-Anwar ee Magaalada Garbaaharay.

Maamulka Dugsiga Al-Anwar iyo Bulshada Garbahaarey ayaa si xushmad iyo qadarin badan usoo dhaweeyay Dr Axmed Ducaale ugana mahadceliyay waxqabadki uu ka hirgaliyay dhawaan Dugsiga Al-Anwar kaasoo ah dhisma ka kooban 4 fasal iyo hool.

Maamulka Dugsiga Al-Anwar iyo waxgaradka Garbaaharay ayaa waxay Dr Axmed Ducaale gudoonsiiyeen Shahaada Sharaf wadata Duco iyo Darajo ugu dambayntii Dr Axmed Ducaale ayaa waxuu uga mahadceliyey sida wanagsan ee loogu soo dhaweeyey Magaalada Garbaaharay.
ducaale

ducaale

ducaale
ducaale

duccale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.