Daawo:Gudoomiyaha Barlamanka Hirshabeele oo sheegay Wax dhibaata ah oo Hirshabeelle iyo Dowlada dhaxyaala ma jiraan

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed ayaa sheegen in xilli Maanta ay ka qeyb galayeen Furitaanka kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxuu sheegay inaysan jirin waxa dhibaata ah oo Hirshabeelle iyo Dowlada dhexe ka dhaxeey ayna tahay dowlada Soomaliya dhaxyaala ma jiraan kamana maarano dowlada shacabkeeda baan nahay.

hadalkaan kaso yeeray Gudoomiyaha Barlaamaanka Hirshabeele ayaa waxuu dhabar jab ku yahay Madaxda Maamul Goboleedyada oo shir ku yeeshay Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.