
Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ee ka qeyb galay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa lagu wadaa in ay ka dhoofaan Garoonka diyaaradaha Kismaayo iyagoo dib ugu laabanaya magaaloyinkii ay ka soo dhoofeen.
Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa waxay la kulmayaan mucaarad xoog badan oo kaga imaanaya shacabka Soomaliyeed xili intaada badan ay wajahayaan doorashooyin.
Leave a Reply