Daawo:Garbahaaray Bananbax Wayn oo looga soo Horjeedo Madaxda Maamul goboleedyada

Magaalaga Garbaaharay ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay bananbaxwayn oo looga soo Horjeedo Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada ku yeesheen Magaalada Kismayo.

Dadkaan bananbaxa dhigaayey oo aad u tiro badnaa ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo aysan jeclayn inay maqlaan madxada Maamul Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.