Dhagesyo:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ayaan daro ku tilmaamay go’aanadii kasoo baxay Madaxda mamul goboleedyada

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Camay oo la hadalay wearbaahinta SBC ayaa ayaan daro ku tilmaamay go’aanadii kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyada kaas oo lagu sheegay inay joojiyeen wada shaqayntii u dhaxaysay dowlada Soomaliya iyo maamul goboleedyada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.